Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Rabnaa In Aan Fursad Siino Halmilyan Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Matasha Xulka Qaranka Soomaaliya”.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda cusub ee Wasaaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada Jubaland ayaa kulan booqasho is barasho la yeeshay madaxda xiriirka kubad cagyaraha Soomaaliya,wuxuuna u jeedka kulan ahaa in si dhaw ay u wada shaqeeyaan labada dhinaca,waxaana munaasabadan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ka qeyb galaya Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,madaxda SOMFA iyo sidoo kale mas’uuliyeenta Wasaarada ciyaaraha Jubaland.

MVI_9692.MOV.23_10_21_22.Still001-1024x5

Guddoomiyaha Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya mudane Xaaji Aadan Cabdulle ayaa yiri “Waxaan Rabnaa In Aan Fursad Siino Halmilyan Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Matasha Xulka Qaranka Soomaaliya”.

Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) “Waan In La Tageeraa Xulka Qaranka Soomaaliya Minifootboolka Ee Ka Qeybgalaya  tartanka Qaaradda Afrika

Wasiir ku XIgeenka Ciyaaraha & Dhalinyarada Jubaland Faadumo Cali Cabdikariim ayaa sheegtay “Hadii kubad cagyraha si wanaagsan u shaqeeyo,waxaan helaynaa dhalinyaro tayo wanaagsan,guul iyo horomar ayaa u rajaynayaa madaxda Xiriirka kubad cagyaraha Soomaaliya “.

Ciyaaryahan hore kubbadda kolyaga Soomaaliya Axmed Muuse ayaa isna sheegayXiriirka Minifootboolka Waxay Kor U Qaadeen Sumcada Soomaaliya”

 

Sidoo Kale Aqriso Wararka Ku Saaban SOMFA

Guddoomiye Xaaji Aadan “Bulshada Soomaaliyeed Waan In Ay Taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka”.

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this