Sign in to follow this  
Deeq A.

Khadiija Ahmed Oo Loo Doortay Maayarka Magaalada Buuhoodle

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xubnaha golaha deegaanka cusub magaalada Buuhoodle ayaa maanta doortay maayir iyo maayir ku-xigeen.

Khadiija Ahmed oo kasoo baxday Xisbiga Kulmiye ayaa loo doortay Maayarka Magaalada Buuhoodle ee Somaliland.

Doorashada Khadiija, ee Maayirnimada ayaa ka dhacday degmada Widh-widh ee gobolka Buuhoodle.


Inkasta oo magaalada ay Maayirka ka noqonayso ee Buuhoodle aanay ka dhicin Doorashada Somaliland ee Wakiillada iyo Deegaanka ayaa haddana deegaamo kale oo gobolka ka tirsan sida Widh-Widh ay ka dhacday Doorashada Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this