Sign in to follow this  
Deeq A.

Mid ka mida Gabdhihii Nairobi lagu “afduubtay” oo la helay iyadoo dhaawacan+Halka laga helay

Recommended Posts

Deeq A.   

Mid ka mida Gabdhihii Nairobi lagu “afduubtay” oo la helay

 xafsa-461x1024.jpg

Waxaa lagu soo warramayaa in ugu dambeyn la helay mid ka mid ah gabdhihii la sheegay in lagu “afduubtay” magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Xafsa Maxamad Luqmaan oo ganacsato ahayd isla markaana toddobaadkan dhexdiisa la waayay, isla markaana baraha bulshada la iskula wadaagayay sawirradeeda oo dhaawacyo wejiga ah ay ka muuqdaan ayaa la helay.

Waaxda dembi baarista Kenya ayaa sheegay in Xafsa oo 23 jir ah laga helay xaafadda Kayole.

Sawirka Xafsa ayaa waxaa ka muuqda dhaawac kaga yaal wejiga.Weli wax war ah lagama hayo Xafsa Cabdi oo iyadana la sheegay in lagu “afduubtay” Nairobi.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this