Sign in to follow this  
Deeq A.

Mayarka Iyo Maayir Ku-xigeenka Magaalada Hargeysa Oo Saaka La Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mayarka iyo maayir ku-xigeenka Magaalada Hargeysa ayaa saaka la doortay.

Cabdikariim Axmed Mooge oo ka soo baxay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si rasmiya loogu doortay Maayirka Caasimadda Hargeysa halka ku-xigeenkiisana loo doortay Khadar Axmed Nuur oo ka soo baxay xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

Dhammaan Mudanayaaasha ayaa u codeeyay Maayirka iyo ku-xigeenka.

201681264_540026130752603_27015898461972 201795545_540026157419267_88722389515670
  • 201865966_540026207419262_55944885492983
  • 202146909_540026120752604_37758705476653

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this