Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka Maanta oo is-fasiraya+Aqlabiyada Xildhibaanada Degaanka Boorama

Recommended Posts

Deeq A.   

Sawirka Maanta oo is-fasiraya+Aqlabiyada Xildhibaanada Degaanka Boorama

 

boorama-1.jpg
Magaalada Boorama Ma jirto ilaa hada Maayar iyo ku xigeen la doortay.
Goobtii shalay lagu balamey waxaa fadhiya oo keliya 7 muddane , waxaana gabi ahaan-ba ka maqan goobta xildhibaanadii xisbiga Kulmiye.
Kooramka golaha ayaa ku buuxsamaya 8 Muddane , waxaana ilaa hada loo xaniban yahay mudanayaasha maqan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this