Sign in to follow this  
Deeq A.

Boosaso University iyo IUIU oo si wadajir ah u daah-furay Shahaadada heerka labaad ee Master Degree

Recommended Posts

Deeq A.   
2-29.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Jaamacadda Islamic University in Uganda (IUIU) iyo jaamacadda Boosaso University, ayaa si wadajir ah u daah-furay laba barnaamij oo ah, shahaadada heerka labaad ee jaamacadda (Master degree).

Takhakhusaadka ay labada jaamacadood iska kaashanayaan, waxa kamid ah Master of Public Administration oo leh takhasusyada kala ah; Local Government, Human Resource Management iyo Master of Islamic sharia.

 Munaasibad lagu Daah-furayay Waxbarashada heerka labaad ee Master degree oo ay wada fulinayaan jaamacadda IUIU iyo Boosaaso University waxa goob jog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka dowladda Puntland Avv. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Cabdullaahi Maxamed Xasan wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Puntland Maxamed Cali Faarax, Madaxda labada jamacadood iyo aqoonyahanka Puntland.

Hoos ka eeg sawirada Munaasabadda

  • 21.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 20.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 19.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 18.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 17.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 16.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 15.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 13.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 12.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 11.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 10-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 9-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 8-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 7-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 6-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 5-4.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 4-8.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 3-16.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 2-28.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 1-21.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Boosaso University iyo IUIU oo si wadajir ah u daah-furay Shahaadada heerka labaad ee Master Degree appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this