Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Maayirka Boorama Oo Saaka Loo Balansanaa Oo Dib Loogu Dhigay + Isbahaysiga Mucaaradka Oo Soo Bandhigay Inay Haystaan Aqlabiyadda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Boorama)-Doorashada Maayarka iyo maayir ku-xigeenka degmada Boorama ayaa dib loogu dhigay maalinta Berri ah.

Saaka waxa loo balansanaa In la doorto Maayarka iyo maayir ku-xigeenka Boorama laakiin waxa dib loogu dhigay maalinta berri ah, Waxaana soo Baxaya Tuhuno Laga qabo Sababta dib Loogu Dhigay.

Isbahaysiga mucaaradka ayaa saaka soo bandhigay in ay haystaan aqlabiyadda dooranaya maayarka iyo maayar ku xigeenka.

boorama.png

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this