Sign in to follow this  
Deeq A.

Mayarka Iyo Maayir Ku-xigeenka Degmada Sheekh Oo Saaka La Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Mayarka iyo maayir ku-xigeenka Degmada Sheekh ayaa saaka la doortay.

Eng Ismaaciil Xuseen Xabeeb oo Ka soo Baxay Xisbiga KULMIYE ayaa loo doortay maayirka degmada Sheekh.

Maxamed Faarax Axmed oo Ka soo Baxay Xisbiga UCID ayaa loo doortay maayir ku-xigeenka degmada Sheekh.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this