Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayar & maayar-xigeen Cusub oo loo doortay Degmada Sheekh

Recommended Posts

Deeq A.   

Maayar & Maayar-xigeen Cusub oo loo doortay Degmada Sheekh

 

 

Golaha Degaanka Cusub ee Degmada Sheekha ayaa maayar u doortay Ismaaciil Xuseen Xabeeb oo Ka soo Baxay Xisbiga Kulmiye,Halka Maayar-xigeenkiisana loo doortay Maxamed Faarax Axmed oo Ka soo Baxay Xisbiga Ucid

sheekh-1.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this