Deeq A. Posted June 16, 2021 Maayar & Maayar-xigeen Cusub oo loo doortay Degmada Sheekh Golaha Degaanka Cusub ee Degmada Sheekha ayaa maayar u doortay Ismaaciil Xuseen Xabeeb oo Ka soo Baxay Xisbiga Kulmiye,Halka Maayar-xigeenkiisana loo doortay Maxamed Faarax Axmed oo Ka soo Baxay Xisbiga Ucid Qaran News Share this post Link to post Share on other sites