Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayar Iyo Maayar Ku-xigeen Loo Doortay Degmada Gar’adag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha Deegaanka degmada Gar’adag ee Gobolka Sanaag ayaa saaka doortay maayir iyo maayir ku-xigeenka.

Golaha Deegaanka degmada Gar’adag ayaa waxa ay maayar u doorteen Maxamed Cilmi Maxamuud iyo ku-xigeenka oo loo doortay Sahal Maxamed Ismaaciil, kuwaas oo labadooduba ka soo baxay xisbiga KULMIYE.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this