Sign in to follow this  
Deeq A.

Maayarka Iyo Maayar Ku Xigeenka Berbera Oo La Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Berbera)-Maayirka magaalada Berbera ayaa loo doortay Cabdishakuur Ciddin halka ku-xigeenkiisana loo doortay Nuur Cadde.

Musharraxii la tartamayay Maxamed Dable, ayaan isagu iman goobta Doorashada balse Cabdirashiid Xaaji Yuusuf, oo isna Kulmiye ka soo baxay ayaa la tartamay Ciddin, inkasta oo laga guulaystay.

Warkan oo faah-faahsan goor dhaw kala soco Somalilandtoday.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this