Deeq A. Posted June 15, 2021 Qarax khasaare geystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay xerada Gen. Dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo uu geystay qof ismiidaamiyey, ayaan laga heyn faahfaahin badan, balse waxaa la sheegayaa inuu ka dhacay xerada oo horay ahaan jirtay xerada Nac-naca. Wararka ayaa intaas ku daraya in qaraxa kadib ay halkaas ka dhacday rasaas. Wixii kusoo kordha kala soco halkan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites