Deeq A. Posted June 15, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay xerada dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Inkabadan 10 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinten qaraxa halka inkabadan 20-qof oo uu dhaawac ka soo gaaray qaraxa. dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in ay u badnaayen askar loo diiwaan gelinayay tababar leyli-sarkaalnimo. Sawirada Goobta Qaraxa. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites