Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda Qaramada Midoobay

Recommended Posts

Deeq A.   
2.jpeg?resize=720%2C480&ssl=1

Guddiga farsamada Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa la kulmay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada arrimaha doorashooyinka.

Guddiga ayaa xubnahan ka socda Qaramada Midoobay kala hadlay isu duwidda iyo mideynta howlaha lagu taageerayo dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee hirgelinta doorasho daahfuran oo xor iyo xalaal ah.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka shaqeynaya sidii uu si habsami leh ugu fulin lahaa howlaha doorashooyinka ee uu u xilsaaran yahay.

PUNTLAND POST

The post Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda Qaramada Midoobay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this