Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Saartay Jadwalka Ansixinta Golleyaasha Deegaanka Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamada sarre ee Somaliland oo dhawaan loo gudbiyay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada, ayaa soo saartay jadwalka ansixinta golayaasha deegaaka cusub.

“Waxanu halkan idinku soo gudbinaynaa jadwalka ansixinta natiijada doorashada golayaasha deegaanka ee dalka ee 20 degmo-doorasho oo ay soo gudbiyeen maxkamadaha gobolada iyo G/degmo, idinkuna waxad soo saartan jadwalka fadhiga 1aad si loo dhaariyo” ayaa lagu yidhi warsaxafadeed maxkamadu soo saartay.

Warbixinta ay soo saartay maxkamada sarre ayaa u dhignayd sidan:

2021613637591646990860184.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this