Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska Booliska ” Waxaan Gacanta Ku Dhignay Dad Sifo Sharci Darra ah Loogu Dhoofinayay Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay dad lagu dhoofinayay sifo sharci dara ah.

Afhayeenka Sadiiq Aadan Cali  Ciidanka Booliska ayaa sheegay in howlgal gaar ah ay fuliyeen ay ku soo qabteen  dadkan la dhoofinayay

Waxa uu sheegay Afhayeenka in loo baahan yahay in waalidiinta  xil gaar ah iska saaran , caruurtooda si looga badbaado dhibaato soo gaarta Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Intaas waxa uu warkiisa ku daray in Saraakiisha Dowlada mar kasta heegan ay ugu jiraan ka hortagida falalka sidan oo kale ah

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this