Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya oo Kenya ka codsatay in dib loo hawl-geliyo safaaradaha labada dal

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Kenya ugu baaqday in ay furto Safaaradeeda Soomaaliya islamarkaana ay soo celiso xariirkii Diplumaasadeed ee labada dal.

War rasmiya oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in Soomaaliya ay furi doonto Safaaradeeda Nairobi si loo soo celiyo xiriirkii iyo wada-shaqayntii labada dowladood.

 “ Dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed oo buuxa wuxuu noqon doonaa bilow wanaagsan oo ku aaddan bilowga wada-hadallada labada dal u dhexeeya” ayaa lagu yiri Qoraalkaas.

2-21.jpg?resize=1000%2C1262&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Soomaaliya oo Kenya ka codsatay in dib loo hawl-geliyo safaaradaha labada dal appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this