Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo magacaabay guddi baara cabashada waalidiinta caruurtu ka maqan tahay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1622991313064.jpg?resize=720%2C50

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal ka helin carruurtoodii oo tababar loogu diray dalka Eritrea.

Guddiga oo ka kooban 5 xubnood ayaa kala ah:

1. Xasan Xuseen Xaaji – Wasiirka Gaashaandhiga – Guddoomiye
2. Mukhtaar Xuseen Afrax – Wasiirka Arrimaha Gudaha – xubun
3. Danjire Cabdullaahi Jaamac Ilkajiir – Safiirka Soomaaliye ee Itoobiya – xubin
4. Gen. Odawaa Yuusuf Raage – Taliyaha Xoogga Dalka – xubin
5. Maxamed Ibaarim Macallimuu – Afhayeenka Xukuumadda – xubin.

FB_IMG_1623512408090.jpg?resize=678%2C96

PUNTLAND POST

The post Rooble oo magacaabay guddi baara cabashada waalidiinta caruurtu ka maqan tahay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this