Deeq A. Posted June 10, 2021 TACSI Anigoo ku hadlaaya magaca ilma Cumar Cabdi (ilma Cumaryare ) Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan qoska ILMA JAAMAC CISMAA (ILMA GEELJIRE )Oo hoyadaad ku geeriyootay magaalada Hargaysa raxmaanku janadii ha geeyo samir iyo iimaana haynaga siiyo Aamiin AAMIIN SIR MAXAMUD CUMARYARE Qaran News Share this post Link to post Share on other sites