Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo kormeeray dhismaha cusub ee Bankiga Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
4-4.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Dhismaha Cusub ee Bangiga dhexe ee Dowladda Puntland oo meel gebogebo ah maraya.

Madaxweynaha oo ay kormeerkiisa ku weheliyeen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda, ayaa warbixin ka dhegaystay Madaxda Bangiga dhexe iyo khuburada dhismaha gacanta ku haysa.

Dhismaha cusub ee banigaga dhexe ee dowladda Puntland dhammaan kharashka ku baxaya Dowladda ayaa bixisay, wuxuuna ka midyahay xarumaha hay’addaha dowladda ee lagu wado horumarinta.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo kormeeray dhismaha cusub ee Bankiga Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this