Sign in to follow this  
Deeq A.

Joe Biden Oo Laalay Sharci Uu Horay U Ansixiyay Donald Trump

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay Madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Donald Trump kaas oo Mareykanka ka mamnuucayay baraha Shiinaha laga leeyahay ee TikTok iyo WeChat.

Amarkan ayaa laga keenay dacwado dhowr ah weligiina lama dhaqan gelin.

Hase yeeshee, Waaxda Dhaqaalaha Mareykanka ayaa haatan qiimeyn ku sameyn doonta barahan laga leeyahay Shiinaha.

Waxa ay waaxdu eegi doontaa in barahan ay khatar ku yihiin ammaanka qaranka ee Mareykanka, sida uu sheegay Biden.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this