Deeq A. Posted June 10, 2021 Qaar ka mid ah Odayaasha gobolka Sool ayaa sheegay in ay ku taageersan yihiin In uu ku metelo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland xildhibaan Cabdirisaq Khaliif ah . Sidoo kale ,Odayaashan oo u Jawaabaya xildhibaano xisbiga Kulmiye ah, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay Xildhibaan Qaasim oo ka soo baxay Xisbiga Wadani ee gobolka Sool ay ka saareen Liiska Xildhibaanada ku metelaya gobolka Sool. Source Share this post Link to post Share on other sites