Sign in to follow this  
Deeq A.

Miino lagu Qarxiyey Xaafad ka mida Xaafadaha Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
  Miino lagu Qarxiyey Xaafad ka mida Xaafadaha Magaalada Hargeysa
FB_IMG_1623248508932.jpg?resize=696%2C52

 

Hawl-wadeenada hay’adda miino baadhista ee HALLO TRUST iyo hawl-wadeeno kale ayaa saaka xaafadda hawl-wadaag ee magaalada Hargeysa  ku qarxiyey miino.

Dadka degaanku ayaa sheegay in miinadaasi ahayd mid carruuri ku ciyaarayeen, taas oo markii dambe lagu soo wargeliyay laamaha ku shaqada leh miino baadhida.

Hawl-wadeenadii HALLO TRUST ayaa si nabadgelyo ah u qarxiyay miinadaas, iyada oo aanay wax dhibaato ahi ka soo gaadhin bulshada iyo hawl-wadeenadii ku hawlanaa sidii bulshada looga badbaadin lahaa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this