Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdikariim Axmed Mooge Oo Beeniyay Inuu Ka Tanaasulay Hankiisa Maayirnimo, Baaqna U Diray Madaxwayne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin warar uu sheegay in laga faafiyay oo sheegaya in uu abaabulayo Mudaharaado

Sidoo kale, wuxuu meesha ka saaray wararka sheegaya inuu ka tanaasulay hankiisa uu ku doonayo Maayirnimo.

Dhinaca kale, Madaxwayne Biixi, ayuu ugu baaqay inuu ixtiraamo doonista Shacabka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this