Sign in to follow this  
Deeq A.

UK Oo Ka Hadashay Oo Ka Hadashay Qaabkii Ay U Dhacday Doorashadii Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

James Duddridge, wasiirka UK u qaabilsan Afrika oo goordhawayd qoraal soo saaray ayaa hambalyeeyay qaabkii ay u dhaceen Doorashadii Wakiillada iyo deegaanka Somaliland.

Doorasha Somaliland ayuu ku tilmaamay mid guulaysatay oo ka markhaati kacaysa sida ay somaliland ugu heellan tahay nabadda.

“Qabashada Doorashooyinkaasi waxa ay markhaati u tahay sida Somaliland markasta ugu heellan tahay nabadda iyo Dimuqraadiyada” James Duddridge

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this