Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Cabdirisaaq Wiiwa Oo Hadda Shaaciyay Inuu U Tanaasulay Cabdikarim Axmed Mooge

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwa ayaa Hadda Shaaciyay inuu Ka Tanaasulay Xilkii Mayornimo ee uu shaaciyey waxaana uu Xildhibaanku Sheegay inuu u Tanaasulay Xil Abdikarim Ahmed Mooge

Wiiwaa ayaa Xildhibanada Kale Waxa Uu ugu baaqay inay la Shaqeeyaan Cabdikarin oo ay uga Talansulaan Mayor nimadda Caasimada Hargeysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this