Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Cabdillaahi Saleebaan

Recommended Posts

Deeq A.   
Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde: QARANJOOG IYO QURBEJOOG Iyo Xilligii Xilalka #2aad #KulankaGorfaynta Hore waxa aad u daawateen qaybtii koowaad ee wareysi taxane ah oo aanu la yeelanay Cabdillaahi Saleebaan Bidde, oo ku saabsaanaa noloshiisii hore: halkii uu ku dhashay, ku barbaaray iyo heerarkii ka la duwanaa ee waxbarashadiisa. Qaybtan labaad na waxay ku saabsan tahay shaqooyinkii uu soo qabtay iyo xilalkii uu ka soo qabtay dawladdii kacaanka ee Soomaaliya. Waxa na wareysigu qayb ka yahay barnaamijka “KULANKA GORFAYNTA”, oo uu saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”. Faldlan Channelka SUBSCRIBE-ta ha la dhaafin, si aanad u seegin barnaamijyada iyo muuqaallada danbe ee aanu soo gelin doonno. Waxa kalood nagu caawisaa LIKE IYO SHARE, si dad kale uga faa’idaystaan xogaha aad bogatay ee waxtarka leh.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this