Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Natiijada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Golaha Wakiilada Maroodi-jeex

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorshooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday natiijada gobalka Maroodi-jeex ee golaha wakiilada iyo natiijada magaalada Hargeysa ee golaha deegaanka.

Xisbiga WADANI ayaa natiijada golaha deegaanka iyo wakiilada Hargeysa iyo Maroodijeex hogaaminayo .

Xisbiyada ayaana ka helay Golaha wakiilada maroodi-jeex  natiijo ah:

Waddani 7
Kulmiye 8
Ucid 5

Dhanka kale Natiijada golaha deegaanka Hargeysa ayaa xisbiyada ay kala heleen kuraas kala ah :

1⃣UCID 4
2⃣ KULMIYE 6
3⃣ WADDANI 7
Tirada guud ee kuraasta Hargeysa waa 17 xubnood.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this