Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha qaraxii Ex-Contorol Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   
VideoCapture_20210606-002817.jpg?resize=


Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Ex-Contorol Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe oo caawa la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxaas ay ku dhinteen qof rayid ah iyo qofkii qaraxa geystay.

Sidoo kale wuxuu sheegay in ay ku dhaawacmeen 23 qof oo goobta ka agdhawaa, kuwaas oo ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

Hoos ka daawo Afhayeenka Booliska oo qaraxa iyo arrimo kale ka hadlaya.

PUNTLAND POST

The post Khasaaraha qaraxii Ex-Contorol Afgooye appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this