Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:Natiijada Golaha Wakiilada Sanaag, Togdheer iyo Kuwa Kale

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay qaar ka mid ah natiijada doorashada Golaga wakiilada Somaliland.

Deeganada maanta oo jimca ah lagu dhawaaqay ayaa waxaa ka mid ah Sanaag.

Hoos Ka Akhriso Natiijada Golaha Wakiilada Somaliland .

Golaha Wakiillada gobolka Sanaag

Waddani 5
Kulmiye 4
UCID. 3

Natiijada Hordhacaa ee Golaha Wakiillada gobolka Togdheer.

Waddani 7
Kulmiye 4
UCID 4

Natiijada Hordhacaa ee Golaha Wakiillada gobolka Awdal oo la shaaciyay Xisbiyadu Waxay ukala Heleen Sidan.

Kulmiye 5
Waddani 5
UCID. 3

Dhankale Deeganada Burco iyo Boraama ayaa lagu dhawaaqay Natiijada Golaha Deegaanka .

Hoos Ka Akhriso Natiinada Golaha Deegaanka.

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Burco.

* Waddani 5
* Kulmiye 4
* UCID 4

Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Boorama

Waddani 5
Kulmiye 5
UCID 3

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this