Sign in to follow this  
Deeq A.

Askar lagu dilay dalka Pakistan

Recommended Posts

Deeq A.   

Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd.

Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar Kontorool oo isku xirta Magaallooyinka Islamabaad iyo RUWALABINDI.

Dabley la socotay mooto nooca Laba Lugaaleyda ayaa la sheegay in ay toogteen Ciiddankaasi, xilli la doonayey in Mootada la baaro.

Dableyda weerarka geysatay waxaa la sheegay in ay ka baxsadeen goobta, wxaana socda baaritaan lagu raadinayo kooxdii dishay Askarta.

PUNTLAND POST

The post Askar lagu dilay dalka Pakistan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this