Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Guul Darro Kala Kulmay Tartankii Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Saddexdan sarkaal oo ka tirsanaa hay’adaha Dawladda, balse markii danbe iska casilay oo musharrixiin noqday ayaa dhammaantoon ku hadhey tartankii.

Waxay kala yihiin;

Afhayeenkii Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, Maareeyihii Waddooyinka Axmed Maxamed iyo ku-xigeenkiisii Mustafe Qalab.

Gole deegaan iyo Wakiillo ayay u kala sharraxnaayeen

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this