Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo Booqday Biyo-baxada Jowhar

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jowhar gaar ahaan goobaha ay biyaha ku baxeen.

Rooble oo ay la socdaan wafdi wasiirro iyo xildhibaanno gobolka ah ayaa waxaa uu qaatay diyaaradaha muqaatiga u kaca, isaga oo marka hore la kulmay madaxweynaha Hirshabelle Guudlaawe.

Kormeelka ra’isul wasaare Maxamed Rooble ee Jowhar ayaa imaanaya iyada oo dad badan ay ka barakaceen goobaha biya baxa isla markaana dhibaato ay kasoo gaartay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this