Deeq A. Posted June 3, 2021 Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jowhar gaar ahaan goobaha ay biyaha ku baxeen. Rooble oo ay la socdaan wafdi wasiirro iyo xildhibaanno gobolka ah ayaa waxaa uu qaatay diyaaradaha muqaatiga u kaca, isaga oo marka hore la kulmay madaxweynaha Hirshabelle Guudlaawe. Kormeelka ra’isul wasaare Maxamed Rooble ee Jowhar ayaa imaanaya iyada oo dad badan ay ka barakaceen goobaha biya baxa isla markaana dhibaato ay kasoo gaartay. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites