Deeq A. Posted June 3, 2021 Waxaa goordhow soo baxay natiijada horudhaca ah ee golaha deegaanka ee Balli-Gubadle, taasi oo goordhow la shaaciyey. Natiijada la helay ayaa ah sidan: Kulmiye: 4 Waddani: 3 Ucid: 3 Wixii kusoo kordha doorashada Somaliland. Goobjoog News la soco. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites