Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin waxa ay tacsi u dirayaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin waxa ka tacsiyadeynayaan qoyska reer Xasan Cabdi Carwo geerida ku timid Amina XasanCabdi Carwo oo bishan Juune1, 2021 ku geeriyootay magaalada Hargeysa, JSL. Ehelada, asxaabtaba, Ubadkeedii,iyo dhammaan walaaleheed ilaahay samir iyo iimaan ka innaga siiyo marxuumadan rabi jannaatul firdow ha ka waraabiyo,kitaabkeeda midigta Allah ha uga dhiibo.

Axmed Yusuf Ducaale
Yasmin Axmed Yusuf
Abdi-fatah Ahmed Yusuf
Fadumo Xasan Cali
Basma Axmed Yusuf
Axmed Cali Ibrahim
Mahdi Muxumed Nuur
Adam Muxamed Cige
Xasan Cisman Cabdi
Cumar Muxumed Xasan
Cali Cabdi Jama
Cabditrashiid Xasan Axmed
Cabdirashiid Cali Xasan
Sheikh Cabdiraxmaan Xaashi
Muxamed Aw Cismaan
Xasan Cabdi Xaaji Muxumed
Suleekha Younis Xuseen
Rashid Axmed Osman
Cabdillahi Maxamuud Osman
Cali Musa Cabdi
Xasan Osman Guleed
Jirde Ismaaciil Cabdalla
Axmed Cabdillahi Ismail
Yassein Cabdi Xassan

Virus-free. www.avast.com

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this