Deeq A. Posted June 2, 2021 Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo magacabay xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal. Deni ayaa xafiiska ra’iisul wasaaraha u diray 8 xubnood oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka heer federaal. Puntland ayaa noqoneysa maamulkii labaad oo si rasmi ah xubnaha guddiga doorashada u soo magacaba kaddib Jubbaland. Hoos Ka Akhriso magacyada xubnaha guddiga Puntland Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites