Deeq A. Posted June 2, 2021 Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada horu-dhaca ah ee golayaasha deegaanka Buuhoodle . Natiijada hordhaca ah ee degmada Buuhoodle ee golaha deegaanka ee Somaliland ayaa xisbiyada ay kale heleen: Waddani 5 Kulmiye 4 Ucid 2 Kalasoco Goobjoog News Wararkii ugu dambeyay ee natiijooyinka doorashooyinka Golaha wakiilada iyo deegaanka Somaliland . Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites