Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Magacabay Guddiyada Doorashada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi ayaa soo magacabay xubnaha guddiyada doorashooyinka heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo xalinta khilaafaadka Somaliland .

Cabdi xaashi ayaa guuddigan u gudbiyay xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Roble .

Guddigan ayaa ka kooban lix xunood oo isugu jira seddax guddi oo heer federaal ah , laba guddi oo heer dowlad gobaleed ah iyo hal xubin oo xaalinta khilaafaadka ah .

Hoos ka Akhriso Magacyada guddiyada

 

WhatsApp-Image-2021-06-02-at-05.14.08-10

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this