Deeq A. Posted June 2, 2021 Natiijo hordhac ah: Degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex. 1⃣KULMIYE 42⃣UCID 33⃣WADDANI 2 Tirada guud ee kuraasta degmada Sallaxley waa 9xubnood. Natiijo hordhac ah: Degmada Saylac ee gobolka Awdal 1⃣KULMIYE 42⃣WADDANI 43⃣UCID 3 Tirada guud ee kuraasta degmada Saylac waa 11 xubnood. Natiijo hordhac ah: Degmada Lughaya ee gobolka Awdal: 1⃣KULMIYE 52⃣WADDANI 23⃣UCID won 2 Tirada guud ee kuraasta degmada Luqhaya waa 9xubnood. Natiijo hordhac ah: degmada Xuddun ee gobolka Sool. 1⃣KULMIYE 72⃣WADDANI 23⃣UCID 0 Tirada guud ee kuraasta degmada Xuddun waa 9xubnood. Source Share this post Link to post Share on other sites