Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Jubaland oo ansixiyay Golaha cusub ee Wasiirada Maamulka Jubaland

Recommended Posts

Deeq A.   
2-2.jpg?resize=1000%2C750&ssl=1

Xildhibaannada Baarlamanka Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah ansixiyay Golaha cusub ee wasiirada Maamulka Jubaland.

Xildhibaannada oo Kulan ku yeeshay Xaruntooda magaalada Kismaayo ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Xukuumadda Jubaland.

Golaha Wasiirada Jubaland oo uu dhowaan soo magacaabay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa isu’gu jira xubno hore u soo shaqeeyay iyo kuwa ku cusub Maamulka.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Jubaland oo ansixiyay Golaha cusub ee Wasiirada Maamulka Jubaland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this