Deeq A. Posted June 2, 2021 Golaha Deegaanka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag ayaa goordhawayd lagu dhawaaqay Axmed Maxamed Faahiye, guddoomiyaha Guddida Doorashada ee degmada. Sidoo kale degmada Lughaya ayaa lagu dhawaaqay Sagaal xubnood ayay ka kooban yihiin waxa loo kala helay. 4 Kulmiye ah3 Waddani ah2 UCID ah. Degmooyinka kale ee Somaliland ayaa la filayaa in iyana warwalba tii dhammaata lagu dhawaaqo. N.B : marwalba natiijadani waa hordhac. Source Share this post Link to post Share on other sites