Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Beeniyay In PUNTLAND Qabsatay Sanaduuq Doorasho

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay sheegashada Puntland ee ah in ay sanaaduuq doorasho qabatay.

Wasiirka ayaa  sheegay in u jeedada ciidanka Puntland ay carqalad abuur ahayd laakiin anay jirin sanaduuq ay qabsadeen.

“Wax ka jiraa majiraan, waa kuwii maamulka gobolka sanaag ka hadleen, nimankaasi niman carqalad abuuraya ayay ahaayeen, marka arrintasi way dagantahay wax dhibihina kama jiro” ayuu yidhi.

Ciidamada Puntland, ayaa maalintii shalay ku andacooday inay qabteen sanaduuq ay ku jiraan kadhadhka codaynta Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this