Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro – Kenya oo Riala Odinga uu ka badbaaday shil Helikopter

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Mucaaradka Kenya Riala Odinga ayaa ka badbaaday Shil Diyaaradeed kadib markii ay lasoo dhacdey Helekopter.

Shilka cidna kuma geeriyoon, waxaana Odinga ku weheliyey oo lasaaraa Diyaarada Afar Qof oo Duuliyihii kamid yahay, Dhawac fudud ayaana soo gaaray.

Diyaarada ayaa soo dhacdey waxyar kadib markay Hawada aadey, lamana shaacin sababta keentay shilka.

Puntlandi.com Nairobi

FDD52A02-1EB3-42C9-9852-6AD6BD1F0A58-500 AA61C145-FDDF-420B-97E3-29888B6B32B4-500 703F8AB3-7717-498A-B822-69FA7D5407A3-500 628DA48F-E5D3-4E37-AC02-0F7C13A0B6F9-500 9E082EF2-5E67-48E5-8B49-000E801642A1-500 47A9D205-C35E-41D8-A2A7-53D3F6F7105C-500

The post Sawiro – Kenya oo Riala Odinga uu ka badbaaday shil Helikopter appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this