Sign in to follow this  
Deeq A.

Warqad “ Rooble oo amray inaan cidna “Hay’adaha Dowlada’ Talaabo qaadi karin isaga oo aan lasoo wargalin

Recommended Posts

Deeq A.   

Warqad kasoo baxdey Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa lagu amray Hay’adaha Dowliga ah oo ay wasaaraduhu ugu horeeyaan ineysan wax talaabo ah qaadi karin iyadoon marka hore lasoo wargalin Xafiiska Raysal wasaaraha.

Warqadaan ayaa u dhow warqad mudo laga codsanayay Madaxweyne Farmaajo inuu qoro maadaama xilkiisii dhamaadey, laakiin Farax weyn ayaa u dhexeeya warqadaan iyo tii Farmaajo ay ka dalbadeen Mucaaradku.

Mucaaradku waxay Farmaajo ka dalbadeen warqad uu ku cadeynayo in Xilkiisu dhamaadey sidaas darteedna aan cidna la magacaabi karin ama Amar Dowladeed la bixin karin.

Hoos ka eeg Warqada Rooble

Puntlandi.com Muqdisho

A872483A-A249-4B8D-8AE8-C451921F5295.jpe D24B47F3-772B-4743-8843-851B2997143D-333

The post Warqad “ Rooble oo amray inaan cidna “Hay’adaha Dowlada’ Talaabo qaadi karin isaga oo aan lasoo wargalin appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this