Sign in to follow this  
Deeq A.

Live Doorashada Soomaaliland, Doorashadii oo loo sareeray saaka

Recommended Posts

Deeq A.   

Deegaanada Soomaaliland waxaa maanta loo dareeray Doorashada Dowlada hoose iyo Baarlamaanka waxaana sharaxan boqolaal Musharax.

Saaka Aroortii waxaa la xiray isusocodka Magaalooyinka Soomaaliland si looga hortago in Musuqmaasuq Doorasho uu dhaco.

Magaalooyinka Hargeysa, Borame, Burco, Ceerigaabo iyo Laascaanood ayaa aad loogu hayaa indhaha waana Goobaha Codbixintanugu weyn ay ka bilaabatay.

Amaanka Guud ee Soomaaliland ayaa aad loo adkeeyey iyadoo meelaha qaarkood ay Ciidamada Malatariga ay ka qaybqaadanayaan Sugida Amaanka.

Dadexda Xisbi ee taraya waxaa kamida Xisbiga Wadani oo u muuqda inay gali doonaan Doorasho ay guul ka gaaraan, Xisbiga Uu hogaamiyo Ninka mayalka Adag Faysal Cali waraabi ayaa u muuqda mid aan guul ka gaarayn Doorashada soda ay Odorosayaan Saxaafada Soomaaliland.

Puntland oo daris la ah Soomaaliland isla markaasna la filayo in Danadkaan ay u gudubto Nidaamka Xisbiyada ayaa indhaha ku haya Doorashada Soomaaliland.

Puntlandi.com Hargeysa

D4C40128-ACA9-4C40-A0B6-E55A0DD8153A.jpe

The post Live Doorashada Soomaaliland, Doorashadii oo loo sareeray saaka appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this