Deeq A. Posted May 31, 2021 Wargelin cusub oo Komishanka Doorashooyinku soo saaray Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in xayiraad la saaray isu-socodka gaadiidka afarta subaxnimo ee Caawa ilaa lixda fiidnimo. Waxaana lagu adkeeyay in ay shacabku u hoggaansamaan go’aanka guddida, isla markaana ay ku siin dhawaadaan goobaha ay codadka ka dhiibanayaan. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites