Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga oo taageeray Heshiiskii Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiska Arrimaha Doorashooyinka ee Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya  ku gaareen magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa bogaadisay dedaalka aan kala yareyn ee oo ay ku bixiyeen madaxda Soomaalida sidii uu u mira-dhali lahaa wadahadalka Doorashooyinka Soomaaliya u horseeday in muddo 60-cishe lagu qabto Doorashooyinka.

Turkiga ayaa garab istaagay u muujiyay mira-dhalka heshiiska kasoo baxay Shirka wadatashiga qaran ee Doorashooyinka Baarlamaanka & Madaxtooyada Soomaaliya looga dooday laguna jaangooyay.

PUNTLAND POST

The post Turkiga oo taageeray Heshiiskii Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this