Sign in to follow this  
Deeq A.

Heshiiska Doorashada oo maanta lagu wado in la saxiixo

Recommended Posts

Deeq A.   

Inkastoo shalay Shirku nasasho ku jiray hadana waxaa jiray kulano Gargaar ah oo lagusoo gabagabaynayay Shirka, waxaana kulamadaas lagu xoojinayay Go’aamadii horay loo wada gaaray.

Maanta oo khamiis ah laguwadaa in Shirka lasoo gabagabeeyo, halkaasna heshiis Doorasho lagu saxiixo.

Qodobada Muhiimka ah ee laga cabsida qabay inay Shirka daahiyaan ayaa la isla meel dhigay, sida Arimaha Gobolka Gedo, oo lagu heshiiyay in la qaato soo jeedintii Baydhabo ee ahayd in Gudiga Doorashada uu soo magacaabo Madaxweyne Axmed Madoobe isla markaasna la geeyo Gobolka Ciidamo Amisom ah.

Xiritaanka Shirka ayaa laguwadaa inay kasoo qaybgalaan Madaxweyne Farmaajo iyo Musharixiinta.

Puntlandi.com Muqdisho

65755A48-AD95-494A-9C08-DE5F105DCF73-800

The post Heshiiska Doorashada oo maanta lagu wado in la saxiixo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this